DAAWO-Madaxweynaha Puntland oo Garoowe ku qaabilay safiirka Hindiya ee Soomaaliya.

Madaxweynaha Puntland Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanra qasriga madaxtooyada Puntland ee Garoowe kusoo dhaweeyey safiirka dalka Hindiya u qaabilsan Soomaaliya Ambassador Rahul Chabbra.

DAAWO

<