DAAWO-Gudoomiyihii maxkamadda sare ee Puntland oo Garoowe lagu aasay.

Magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland waxaa aas ballaaran loogu sameeyey AUN guddoomiyihii maxkamadda sare ee Puntland Abukaate Marxuum Yuusuf Xaaji Nuur oo dhowaan ku geeriyoodey wadanka Turkiga.

Meydka marxuumka oo xalay ku baryey magaalada Jabuuti ayaa saaka laga so dejiyey garoonka diyaaradaha Gen Maxamed Abshir Garoowe, waxaana aaskiisa ka qaybgalay madaxweynaha Puntland, golayaasha dowladda, senator Faroole, xubno ka socda DFS, dowlad goboleedyada, isimo iyo ehelka marxuumka.

DAAWO

<