Taliska Maraykanka ee AFRICOM oo ka hadlay duqaymo ka dhacay Shabeellaha hoose.

War-saxaafadeed ka soo baxay taliska Ciidamada Maraykanka ee qaarada Afrika ee loo yaqaano (AFRICOM) ayaa lagu faah faahiyey duqeyn dhinaca cirka ah oo uu Mareykanka ka fuliyey deegaano ka tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose.

Qoraalka Africom ayaa lagu sheegay in Ciidamada Mareykanka oo kaashanaya Saaxiibadooda Soomaaliya ay 25- Bishaan June duqeyn dhinaca cirka ah ka fuliyeen deegaanka Kunya-barrow oo ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose,isla markaana ay la beegsadeen Xubno ka tirsanĀ  Al-Shabaab.

WARBIXINTA

<