DAAWO-Gudigii doorashooyinka Puntland oo dhammaan iscasiley faaahfaahina ka bixiyey sababta.

Gudigii kumeel gaarka ahaa ee doorashooyinka Puntland oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garoowe ayaa dhammaan iska casiley shaqadii xafiiska, iyagoona faahfaahin ka bixiyey sababaha keenay inay xilligaan iscasilaan.

DAAWO

<