VIDEO: Xaaf oo laga faramaroojiyey xukunkii Galmudug iyo Khayre oo galabta Cadaado kula dardaarmay.

Madaxa xukuumadda ee Villa Somalia Xasan Cali Khayre iyo wafti uu hogaaminayo ayaa gabal gaabkii galabta lagu soo dhoweeyey magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud kadib markii uu saaka ka soo kicitimay magaalada Dhuusamareeb.

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo Villa Somalia ka dilin dillaysay xukunka iyo xubno loo soo diray ayaa ku soo dhoweeyey deegaanka Godin labe kahor inta aan lagu soo dhoweyn magaalada Cadaado ee isla gobolkaasi.

DAAWO

<