(Dhegayso) Bayaankii ka soo baxay wax garadka gobolka Sanaag oo la soo dhaweeyay

Cabdirisaaq Shire Xeyle Guddoomiyaha  guddiga magaalada Ceel buh ee gobolka Sanaag ayaa waraysi gaar ah oo uu siyay maanta warsidaha Puntlandi.com waxa uu ka ga hadlay bayaankii dhawaan ay  soo  saareen wax garadka gobolka Sanaag.

waxa uu sheegay in la magacaabay Guddiyo kala duwan oo ka shaqayn doona sidii isbadal looga samayn lahaa gobolka.

Xeyle ayaa sheegay in gobolka ay xafiisyo ka furteen Wasaaradaha Maaliyada iyo Howlaha Guud.

Dhegayso.

<