(VIDEO) Soomaaliland Madad bay rabtaa mise Dal?

Waa maxay sababta ay malayshiyaadka  Soomaaliland ee Soomaalidiidka ah ay ugu soo duuleen gobolka Sanaag?  Ujeedka duulaankooda muxuu daaran yahay?

Shaqsiyaadka Soomaaliland  Duunyada u raadsaday  ma ogyihiin Dabinka lala maagan yahay?

Halkan kaga bogo warbixinta 1aad.

 

<