VIDEO-Axmed Karaash oo Garoowe ka furay shir ku saabsan u adkaysiga abaaraha iyo la tacaalidda saamayntooda.

Madaxweyne ku-xigeenka dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta magaaladda Garoowe ka furay shir looga arrinsanayo saamaynta abaarihii laga soo doogey ee deegaamada Puntland iyo qorshaha u adkaysiga abaaraha ee heer Puntlandd.

DAAWO

<