Dowladda Muqdisho oo beenisey inay Nairobi kula shirayso maamulka Hargaysa.

Maamulka Hargaysa ayaa maalinimadii shalay ahayd ku dhawaaqay in magaalada Nairobi oo maanta ka furmayo shir gogol xaar ah oo u dhexeeya maamulka waqooyi Bari Soomaaliya iyo dowladda federalka ah ee Muqdisho ka arrimisa.

Agaasimaha Madaxtooyada Soomaaliya Dr Nuur Diiriye Xirsi (Fuursade) ayaa Qoraal uu soo dhigay Bartiisa twitter-ka ku sheegay in gebi ahaanba uusan jirin shir dowladda Federaalka ee Muqdisho ay xubno ka tirsan Soomaaliland  kula yeelaneyso Magalada Nairobi.

AKHRISO

<