(Dhegayso) Xidhibaan dhaliil ujeediyay Baarlamaanka oo laga xiray Makaroofankii uu ku hadlaayay

Mid kamid aha xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya oo manata si kulul u dhaliilay  xildhibaanada ayaa guddoomiyaha Golaha shacabka waxa uu ka xiray maykarafonka,kadib markii uu ku dhaliilay xildhibaanada in ay gabeen howshii loo igmaday .

Halkan ka dhegayso dooda.

<