(Dhegayso) Shir looga hadlaayay nidaamka maamul daadajinta oo lagu qabtay degmooyinka Goldogob iyo Buursaalax

Shirakan  ayaa waxaa looga hadlaayay nidaamka maamul daadajinta iyo fulinta adeegyada bulshada sida Caafimaadka,  Waxbarashada,  Biyaha, Nadaafada, waxaana ka soo qayb galay mamaulka degmada iyo qaybaha kala duwan ee  bulshada.

Wasaarada arimaha guddaha  iyo dumuqraadiyeenta Puntland ayaa sheegtay dhawaan in degmooyin ka mid ah Puntland lagu ti jaabin doono nidaamka doorasho ee qof iyo cod oo lagu soo dooranayo xubnaha golaha deegaanka.

Dhegayso.

<