
Mamaulka gobolka kar- kaar ayaa howlgalo lagu banaynayo dhul si sharci daro ah loo dhistay waxa ay ka sameeyeen deegaanka Sheerbi oo hoostaga degmada Waaciye.
Gudoomiyaha gobolka Kar-kaar iyo taliyaha qaybta booliska gobolka ayaa ugu baaqay shacabka in ay ka fogaadaan dhibaatooyinka ka dhasha is qab qabsiga dhulka.
Dadka deegaanka ayaa soo dhaweeyay talaabadan ay qaadeen mamaulka gobolka iyo laamaha amniga waxayna ay sheegeen in ay la shaqayn doonaan.
Dhegayso.