(Dhegayso) Dhismaha wajiga labaad ee waddada halbowlaha u ah magaalada Bosaaso oo la daah furay.

Waddadan oo isku xirat magaalada Bosaaso iyo gobolada kale ee Puntland ayaa madaxda Puntland waxa ay dhegax dhigeen  wajigii labaad ee dhismaha waddadan, iyadoo horay waji koowaad la soo dhisy 9 mtr,halka qayba labaad ee dhismaha waddadan lagu dari doono 4mtr oo kale.

Daah furka wajiga labaad waxaa ka qaygalay wasiir dowlaha wasaarada arimaha gudaha Puntland mamaulka degmada Bosaaso , Injineerkii dhismaha waddadan gacanta ku hayay iyo masuuliyiin kale .

 

<