(Dhegayso) Ayax raxan raxa u duulaya oo lagu arkay deegaano ka tirsan gobolka Sanaag iyo wasaarada deegaanka oo ka hadashay

Wasiirka wasaarada deegaanka iyo isbadalka cimilada  Puntland Ismaaciil Diiriye Gamadiid ayaa waxa uu ka warbixiyay Ayax fara badan ooxan raxan u duulayay, kuwaas oo lagu arkay deegaanada Dur-Duri iyo degmada Ceelaayo.

waxa uu sheegay wasiirku in ilaa iyo haatan aan la soo sheegin dhibta uu gaystay Ayaxan.

Dhegayso.

<