DAAWO-Madaxweynaha Puntland oo madaxtooyada ku qaabilay General Moorgan iyo saraakiil ciidan.

Madaxweynaha dowladda Puntland ayaa maanta qasriga madaxtooyada ee Garoowe ku qaabilay masuuliyiin xilal ka soo qabtay Puntland, saraakiil kala duwan ee dhanka ciidanka ah, waxaana ka dhex muuqday General Maxamed Xirsi Moorgan.

DAAWO

<