AKHRISO-Madaxweyne Xaaf oo doorasho cusub ku dhawaaqay sheegayna inuu burburay heshiiskii Ahlusuna.

Qoraal uu soo saaray Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle xaaf ayuu ku shaaciyay  in uu buray heshiiskii horay u dhexmaray Maamulkii gobolada Dhexe ee Ahlusunna iyo Maamulka Galmudug iyo in uu ogolaaday inay doorashada Galmudug ay waqtigeeda ku dhacdo, isaga oo sheegay in lagu qabanayo Magalada Cadaado.

Qoraalka Madaxweyne Xaaf ayaa u muuqda mid dib ugu celinaya Maamulka Galmudug ka sidii uu ahaa ka hor heshiiskii Galmudug iyo Ahlusunna, isla markaana uu fariisin ka sameysanayo Magalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud.

AKHRISO

<