(Dhegayso) Qoraa Cabdiqaadir Jaamac Maxamed oo degmada Jariiban ku soo bandhigay Buug uu ugu magac daray Halbeega Guusha

Cabdiqaadir Jaamac Maxamed oo qoraa da,yar ayaa degmada Jariiban ee gobolka Mudug waxa uu ku soo bandhigay  buug uu ugu magacdaray Halbeega Guusha.

Kulankan ayaa ka dhacay degmada Jariiban, waxaa ka qayb galay maamulka degmada Jariiban,Ururada Haweenka, kan Dhalinyarada iyo waxgarad kaladuwan.

Buugab ayaa ka kaooban ilaa iyo saddax cutub oo faah faahinaya sida uu qofku guusha ku gaari karo.
Qoraaga buugga C/qaadir Jaamac Maxamed ayaa ugu horayn sharaxaya sababta ku dhalisay inuu qoro Buugan.
<