(Dhegayso) Puntland oo gar gaar gaarsiinaysa dadkii ku barakacay fatahaadii Badda ee Caluula

Guddigii fatahaad baddda ee Caluula oo uu madaxweyne Deni uu magacaabay ayaa maanta ku dhawaaqay in gurmadkii ugu horeeyay  dhawaan la gaarsiin doono gobolka.

Wasiirja tamarta iyo macdanta Puntland Axmed Tahran ayaa sharaxaad ka bixinaya xiliga ay gudigan ay u ambabixi doonaan gbolka.

sidookale  magaalada Caluula waxaa ku wajahan xubno ka tirsan golaha wasiirada Puntland.

<