(Dhegayso) Falanqeyn: Maxaa lagu macnayn karaa Afgambigii fashilmay ee ismaamulka Amxaarada?

Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay  in  dagaalkii ka dhacay  gobolka Bahir Da ee ismaamulka Amxaarada uu ahaa iskuday Afgambi oo la fashilay.

weerarkan ayaa waxaa lgu dilay madaxii maamulka Amxaarada Ambachew Mekonnen iyo la taliyihiisii,waxaan sidookale weerarkan lagu dlay taliyihii ciidamada dalka Ethipia General l Asamnew Tsige.

Hadaba muxuu Afgambigan fashilmay ay uga dhigantahay xukuumada Aby Ahmed ?  Maxaase loo fasiran karaan arintan? Su,aalahaas iyo kuwo kale waxaa ka jawaabaya  Aqoonyahan Maxamed Maxamuud Dheeg oo ka faalooda arimaha geeska Afrika.

Dhegayso.

 

<