(Dhegayso) Dhalinyarada degmada Sheerbi oo ka shiray hor-umarinta degmada

Dhalinyarada ku dhaqan degmada Sheerbi ayaa bilaabay in si iskutashi ah ay wax uga qabtaan baahiyaha ka jira degada, gaar ahaan adeegyada Bulshada.

Dhalinyarada oo maalmahan ku shirayay  magaalada ayaa shirkooda  waxa ay ka soo saareen  qodobo dhowr ah oo ku aadan horumarinta degmada.

Guddoomiyaha dhalinyarada degmada Sheerbi ayaa Puntlandi.com uga waramay shirkooda iyo waxa ka soo baxay.

Dhegayso.

 

<