(Dhegayso) Dareenka Shacabka Puntland iyo Faragalinta dowladda ee maamul goboleedyada

Shacabka ku dhaqan degmada Qardho ee gobolka Kar-kaar ayaa sheegay in maxaweyne Farmaajo uu carqalad ku hayo mamaul goboleedyada dalka.

Sacabka ayaa sheegay in madaxweyne  Xaaf uu ku yimid nidaam sharci ah, dowladduna ay doonayso in sharcigaasi ay jabiso

Wafdi uu hogaaminayo wasiirka arimaha gudaha ee dowladda Soomaaliya ayaa ku sugan magaalada Dhuusamareeb, kuwaas oo Xaaf ku cadaadinaya in uu xilka ka dago ama hadii kale ay xabsiga dhigi doonaan.

Hadaba halkan ka dhegayso dareenka shacabka.

<