DAAWO-Maxkamadda racfaanka gobolka Nugaal oo ku dhawaaqday in kiiskii Caasha Ilyaas Arbacada la soo afmeerayo.

Maxkamadda rafcaanka ee gobolka Nugaal ayaa waxa ay maanta lagu soo afmeeray dhegaysiga wajiga 2aad ee dacwadda kiiska marxuumada Caasha Ilyaas Aadan oo bilowgii sanadkaan kufsi iyo dil loogu geystey magaalada Galkacyo.

Maxkamadda ayaa shaaca ka qaaday in maalinimada Arbacada ah ee soo socota ay go’aan ka qaadan doonaan kiiskaan kadib markii ay dhegaysatay macluumaad dheeraad ah oo ku saabsan kiiska loo haysto 3da nin iyo hab difaaca qareenadooda.

DAAWO

<