TOOS-Dhegaysiga dacwadda kiiskii marxuumad Caasha Ilyaas Aadan oo Garoowe ka socota.

Puntland 1- 2 Galmudug

Waxaa  maxkamadda rafcaanka ee gobolka Nugaal si rasmi ah uga bilowday dhegaysiga 1aad ee dacwadda saddex xukumane oo maxkamddu horay dil ugu xukuntay laguna helay kiiskii Caasha Ilyaas Aadan haseyeeshee rafcaan ka qaatay xukunkaasi.

Xarunta gobolka Nugaal oo ay ka socoto dhegaysiga dacwadda ayaa waxaa ku sugan bahda garsoorka, xeer ilaalinta guud ee Puntland, xukumanayaasha rafcaanka qaatay, qareenada u doodaya, ehelka labada dhinac iyo qaybaha kala duwan ee bulshada kunool magaalada Garoowe.

DAAWO

 

<