(Dhegayso) Deegaano ka tirsan Puntland oo dhul daaq simeed loo oodayo xoolo dhaqatada si loogu baxsado xiliga jiilaalka.

Dowladda Puntland  iyo shacabka ayaa iska kaashanaya in laxiro dhul balaaran oo lugta Dadka Gaadiidka, iyo xoolahaba laga ilaaliyo, si xiliayada ay jiraan qaleelka iyo jiilaalka ay unoqoto meel ay xoolaha ay daaqaan.
Talaabadan ayaa ah mid ka baajinaysa in xoolodhaqato badan ay ka hayaamaan deegaanadooda.

dadka xoolodhaqatada ah ayaa arintan soo dhaweeyay,sidookalena guusha tijaabo hore oo la sameeyay ayaa waxa ay hor seeday in laga fikiro dhulkale oo balaaran in la awdo.

Radiyaha ku hadla afka arimaha bani,aadanimada Ergo ayaa warbixintan ka diyaariyay.
Dhegayso.

<