DAAWO-Maxaa ka soo baxay dhegaysiga dacwaddii ragga loo haysto kiiskii Caasha Ilyaas & go’aanka maxkamadda.

Maxkamadda Rafcaanka ee gobolka Nugaal ayaa waxa ay goor dhoweyd soo dhammaysay dhegaysiga 1aad ee dacwadda saddex xukumane oo horay loogu xukumay kiiskii marxuumad Caasha Ilyaas Aadan kuwaasi oo xukunka rafcaan ka qaatay.

DAAWO GO’AANKA MAXKAMADDA

<