
Aqoonyahan Cabdirisaaq Aadan Shire oo ku taqasuskiisay arimaha Juqraafiga haystana Master Degree kana tirsan Jaamacada Baddacas Bosaaso ayaa warsidaha Puntlandi.com waxa uu wax ka waydiiyay qataraha ay lakulmi karaan dadka dagan Badda hareeraheeda, gaar ahaa deegaanka Caluula.
Dhegayso.
Sawirro.