Qaar kamid ah shaqaalaha dowladda Puntland oo helay deeq wax barasho oo dalka dibadiisa ah

19 qof oo kamid ah  shaqaalaha dawlada Puntland ayaa maanta  ku guulaystey deeq waxbarasho oo isugu jirtay Master iyo Degree.

<