(Dhegayso) Waraysi: Deegaanka Carta ee gobolka Bari iyo Saamaynta ay ku yeesheen roobabkii Gu,ga

Roobabkii guga ee ka da,ay dhaawn deegaanka Carta ee gobolka Bari ayaa waxa ay wax yeelo xoogan ay gaarsiiyeen waddadii  muhiimka ahayd ee dhexmari jirtay deegaanka,waxaan socda dadaalo ay wadaan mamaulka deegaanka oo lagu dayactiray waddada go,an.

Gudoomiyaha deegaanka Carta Cabdiqaadir Xasan Maxamuud ayaa Puntlandi.com ugawaramay maanta  howlaha ay ka qabteen deegaanka.

<