(Dhegayso) Caluula oo ay Baddu ku soo fatahday

Deegaanka Caluula ee gobolka Garada Fuu ayaa waxaa ku soo fatahmay biyaha badda, waxayna dumiyeen oo ay la tageen guryo farabadan oo ku yaalay xeeliga badda.

Hadaba  Caaqil Muumin Dubad oo kamid ah wax garadka Caluula ayaa Puntlandi.com uga waramaya khasaaraha ka dhashay fatahaada badda ay samaysay.

Dhegayso.

<