BREAKING:NEWS: Abwaan Sangub oo ku geeriyooday Addis-Ababa

Allaha unaxariistee waxaa maanta magaalada Addis -Ababa ku geeriyooday Abwaankii waynaa ee Soomaaliyeed Abwaan Maxamuud Cabdilaahi Ciise Sangub oo maalmihii udambeeyay ku xanuunsanaa dalka dibadiisa.

Hadaba maxaa lagu xasuudan doonaa  abwaan Sangub?

waxaan ka waraysanay Abwaan Guure oo kamid ah golaha abwaanada Soomalaiyeed oo mudo badan ay soo wada shaqeeyeen ayaa warsidaha Puntlandi.com waxa uu uga waramay aqoontii uu ulahaa.

<