AKHRISO-Gudoomiyaha golaha shacabka oo guddi u saaray xansuuqii Koonfurta Galkacyo.

Guddoomyaha golaha shacabka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa guddi xaqiiqo raadin ah u saaray xansuuqii ka dhacay xaafadda Baraxley ee koonfurta Galkacyo oo lagu laayey dad ay isku deegaanka ka soo jeedaan.

AKHRRISO

<