16 kamid ah xildhibaanadii golaha deegaanka Burtinle oo iscasilay

16 kamid ah xildhibaanadii golaha deegaanka Burtinle ayaa iska iscasilay xubinamadii ay ka hayeen golaha deegaanka, sida ku qoran qoraal kasoo baxay xildhibaanadaan.

Xildhibaanadaan ma caddayn ujeedada ay isku casileen, hase yeeshee xidhibaanadaan ayaa mooshin ka keenay guddoomiyaha degmada Burtinle Maxamed Maxamuud Buurdibi.

halkaan hoose ka akhriso qoraalka xildhibaanada kasoo baxay.

 

 

<