(Dhegayso) Wasiirka arimaha gudaha Puntland oo daah furay kalfadhigii 14aad ee golaha deegaanka Burtinle

Wasiirka wasaarada arimaha gudaha ee dowladda Puntland  Cabdiraxmaan Dhaban Cad ayaa maanta daah furay kalfadhigii 14aad ee golaha deegaanka ee degmada Burtinle ee gobolka Nugaal.

Kulanka ayaa sidookale waa goob joog ka ahaa oo ka soo qayb galay bulshada  kala duwan ee ku dhaqan degmada Burtinle, waxaan madasha lagu soo bandhigay wax yaabihii uqabsoobay golaha geegaanka.

Dhegayso.

<