
Siyaasiyiinta ka soo jeeda gobolka Sanaag ee ku sugan dalka dibadiisa ayaa maalmihii udambeeyay soo gaarayay degmada Baran ee gobolka Sanaag.
Cabdikariin Cali Suldaan oo kamid ah Aasaasayaashii Puntland horayna u soo noqday wasiirkii warfaafinta dowalddii Cabdilaahi Yuusuf Axmed ayaa Puntlandi.com uga waramay dabaysha siyaasadeed ee ka curatay gobolka .
Siyaasiga ayaa sheegay in dadka dagan gobolka ay meel uga soo wada jeesteen siyaasiyiinta danlayda ah.
Dhegayso.