(Dhegayso) Sidee ayay u socotaa howlaha baasboor bixinta Hay’ada socdaalka iyo jinsiyada Soomaaliya ee gobolka Sanaag?

Hay’addada socdaalka iyo jinsiyada dowladda faderaalka Soomaaliya ayaa xafiis ku leh magaalada Baran ee gobolka Sanaag, iyadoona bixisa baasboorada Soomaaliya oo looga yimaada deegaamo katirsan Somaliland.
Haddaba xafiiskan iyo shaqadiisa sida ay usocoto, waxaa Puntlandi.com uga waramay Cabdiraxmaan Khaliif Faarax oo ah madaxa xafiiska baasboorada ee gobolka Sanaag.
Dhegayso.
<