
Dowladda Puntland ayaa wada qorshe balaaran oo dhinaca horumarinta iyo sho abuurka laxiriirta, taas oo lagu shaqo siinayo in ka badan 10 kun oo dhalinyaro ah oo jaamacadaha ka qalinjabiyay.
Wasiirka wasaarada deegaanka Puntland Ismaaciin Gamadiid oo waraysi gaar ah siiyay warsidaha Puntlandi.com ayaa sheegay in shaqaalahan loo qaybin doono dhamaan wasaaradaha dowladda.
Dhegayso.