AKHRISO-Barlamaanka Puntland oo Meel Mariyey Ajandayaasha Kal-fadhiga 44aad.

Kadib dood dheer oo socotey muddo laba maalmood ah xildhibaanada golaha wakiilada ee dowladda Puntland ayaa waxa ay isku raaceen ajandayaasha ay uga doodi doonaan mudada uu socdo kal-fadhiga 44aad ee barlamaanka dowaldda Puntland.

AKHRISO

<