Akhriso Ajendaha kalfadhiga barlamaanka Puntland iyo qodobo cusub oo ku jira

Barlamaanka dowladda Puntland ayaa meel mariyay ajendaha looga doodidoono kalfadhiga 44-aad ee golaha wakiilada Puntland, kaasoo furmay 15-kii bishaan.

Ajendahaan oo ka kooban 17 qodob, ayaa waxaa ku jira qodobo culus oo barlamaanka la filayo inuu dood culus ka yeelandoono.

Halkaan hoose ka akhriso.

<