Jubbaland oo xabsiga u taxaabaysa dadka ku howlan kicinta shacabka xilli dagaal kaga socdo Muqdisho.

Dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland oo muddooyinkii ugu dambeeyey dagaal kaga socdey magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay xaaladda Kismaayo iyo guud ahaan Jubbaland xilli loo diyaar garoobayo doorashada madaxtinimada.

Xeer ilaalinta guud ee Jubbaland ayaa soo saartay war saxaafadeed lagu amrayo in la xiro tallaabo sharciga waafaqsanna laga qaado dadka caadaystay kicinta shacabka deegaamada Jubbaland oo intooda badan laga soo abaabulayo Muqdishpo.

AKHRISO

<