(Dhegayso) Waraysi: waa sidee xaalada nololeed ee degmada Xaafuun

Degmada Xaafuun oo ka tirsan gobolka Kar-kaar waa deegaan dhacda cirifka bari ee geeska  Afrika, waxayna qarniyo ka hor Xaafuun ay caan ku ahayad magaalo nolol iyo horumar uu ka jiray oo caalamka meelo kala duwan looga soo shaqo tagijiray, balse waqtiyadii dambe ma aysan lahayn goobo caafimaad iyo waxbarasho oo tayaysan.

Hadaba degmadaasi oo imika dadka ku nool ay noloshooda ku tiirsantahay dhanka Bada ayaa waxaa laga soo dayrinayaa xaalada nololeed  ee dadka ku nool deegaanka  sida uu radio Daljir usheegay guddoomiye kuxigeenka degmada Xaafuun ahna sii hayaha xilka Axmed Maxamed Cabdi Guuleed.

<