(Dhegayso) Garoowe oo lagu soo gaba gabeeyay todobaadka Dhaqanka

Magaalada Garoowe waxaa ka furmay barnaamij loogu talagalay kor uqaadista hida iyo dhaqanka Soomaaliyeed, waxaan barnaamijka soo qaban qaabisay wasaarada warfaafinta wacyi galinta iyo hidaha iyo dhaqanka dowladda Puntland.

Halku dhiga sanadkan ayaa ahaa dhowro  dhaqankaaga iyo diintaada.

Agaasimaha wasaarada Warfaafinta Puntland Xaliimo Cali Warsame  ayaa Puntlandi.com uga warbixisay wax yaahihii dhaqanka ku sabaabsanaa ee looga hadlay kulanka.

Dhegayso.
<