VIDEO-Puntland waddo carratuur ah ka bilowday deegaanka Xaaji Khayre ee G Nugaal.

Dowladda Puntland ayaa dhismaha waddo carratuur ah waxa ay ka bilowday deegaanka Xaaji Khayre ee gobolka Nugaal oo ay dhowaan gooyeen biyaha roobab mihiigaan ah oo ka da’ay Xaaji Khayr iyo deegaamada hoosyimaada.

DAAWO

Wasiirka Wasaaradda Howlaaha Guud,Gadiidka iyo Guryaynta DowladdaPuntland Axmed Bashiir muuse ayaa Kormeer Shaqo Ku tagay Waddada ku meelgaarka ah ee laga leexiyay lamiga Deegaanka Xaaji Khayr oo katirsanDegmadda Dangoroyo ee gobolka Nugaal.

SlÄet op af Warbaahinta Dawladda Puntland PLTV i Fredag den 14. juni 2019

<