TOOS-Furitaanka kal-fadhiga barlamaanka Puntland oo Garoowe ka socda.

Puntland 1- 2 Galmudug

Waxaa hadda si rasmi ah magaalada Garoowe uga socda furitaanka kal-fadhigii 44aad ee barlamaanka dowladda Puntland, waxaana madasha ku sugan madaxweynaha dowladda Puntland, guddoonka barlamaanka, golayaasha dowladdda, masuuliyiin, marti sharaf ajaaniib ah iyo shacab katirsan Puntland.

DAAWO

Toos U Daawo

Garowe Kalfadhigii 44aad ee Baarlamaanka Puntland oo saaka furmay

Slået op af Dalmar Media Services i Fredag den 14. juni 2019

<