(Dhegayso) Wasiiro ka tirsan dowladda Puntland oo xariga ka jaray biyo xireen laga hirgaliyay deegaanka Yubeys.

Deegaanka Yubeys ee gobolka Nugaal ayaa waxaa laga hirgaliyay biyo xireen wayn waxaana xariga ka jaray xubno katirsan golah wasiirada ee dowladda Puntland.

Wasiir kuxigeenta wasaarada deegaanka iyo isbadalka cimilada ee Puntland  Maxamed Xasan Ciise ayaa xariga ka jaray biyo xireenkan laga hirgaliyay deegaanka .

 

Dhegayso.

 

 

 

 

<