(Dhegayso) Wararkii ugu dambeey iyo xaalada gobolka Sanaag

Taliyha qaybta booliska gobolka Sanaag ayaa waxa uu beeniyey in magaalada Badhan  uu dagaal ku dhexmaray Ciidanka Puntalnd iyo kuwa malayshiyaadka Soomaaliland.

Taliyaha qaybta booliska gobolka Sanaag Cabdirisaaq Faarax Warsame oo la hadlay warsidaha Puntlandi.com ayaa sheegay in gobolka intiisa badana ya gacanta ku hayaan ciidamada Puntland oo bilaabay uruurinta Canshuuraha.

Dhegayso.

<