DAAWO-Muuse Biixi oo hadda ka hadlay dagaalkii Badhan & Xaalka Sool iyo Sanaag Qirtayna in Shacabka Barigu Soomaaliya Doorteen.

Madaxxweynaha maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay xiisadda ka taagan deegaamo katirsan gobolka Sanaag, iska hor-imaad xalay ka dhacay magaalada Badhan, xiriirka kala dhexeeya Puntland, arrinta boqor Buur-madaw iyo arrimo kale.

DAAWO

<