Maamulka Soomaali diidka ah ee Hargaysa ayaa waxa uu sheegay inaysan gacantiisa ka bixin deegaamada gobolka Sanaag, wuxuuna sheegay in isagoo awood ciidan adeegsanaya uu xoog ku qabsan doono ilaa duleedka magaalada Garoowe.
DAAWO

Copyright © 2021 | WordPress Theme by MH Themes