
Cabdilaahi Siciid jaamac guddoomiyaha deegaanka Sin-jiif ayaa Puntlandi.com waxa uu uga waramay qorshaha dowladda Puntland iyo xiliga labilaabi doono dhismaha Buundada oo ay jareen roobabkii Gu,ga ee dhawaan ka da,ay gobolka Nugaal.
waxa uu sheegay in waddada oo si kumeel gaar ah ufuran ay tahay hal seed oo kaliya oo ay gaadiidku isku weydaaranayaan.
Dhegayso.