Xildhibaan Xaliimo Xuseen yuusuf: Reer Sool waa Faqashtii xasuuqday beesha Isaaq, Xildhibaan Dhakoolna waa dhiig yacab xaaraan ku yimid kursiga

Xildhibaan Xaliimo Xuseen yuusuf oo ay Muuse Biixi isku beelyihiin ayaa sheegtay in bulshada ku dhaqan gobolka Sool ay kamid yihiin Faqashtii xasuuqday Somaliland welibana ay jaasuus u ahaayeen taliskii Maxamed Siyaad Barre sida ay hadalka u dhigtay.

Sidoo kale waxay sheegtay in xildhibaan Dhakool xukun adag lagu rido

<