DEG DEG: Dowladda Puntland oo dib ufurtay wadadii Midigar

Dowladda Puntland oo kaashanaya shacabka ayaa ku guulaystay in dib loo furo laamigii ka ga’ay wadada Midigar ee tuulada Sinujiif.

Wadadaan oo todobaadkaan laga shaqeynayay ayaa lagu guulaystay in la buuxiyo meeshii uu laamigu ka ga’ay, waxaana halkaas isaga gudbay gaadiid badan oo halkaas ku xirnaa.

Faahfaahin goor dhow la.socda.

 

<